Somalia: EFASOM oo soo gebagebeysay Shirweynaheedii 11aad ee Xubnaha Ururka

0
Tuesday December 26, 2017 - 20:31:56 in Latest News by Super Admin
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somalia: EFASOM oo soo gebagebeysay Shirweynaheedii 11aad ee Xubnaha Ururka

    Maanta EFASOM waxay soo gaba-gabeysey shirweynihii 11aad ee Xubnaha Ururku uu ku yeesho Mogadishu – Somalia, taariikhda 24 – 25 December 2017

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirweynaha EFASOM oo la soo gebagebeeyay
Maanta EFASOM waxay soo gaba-gabeysey shirweynihii 11aad ee Xubnaha Ururku uu ku yeesho Mogadishu – Somalia, taariikhda 24 – 25 December 2017

Waxaa la soo bandhigey:

  1. Waxqabadkii sanadda 2017
  2. Xisaab-xerka sannada 2017, waxaa la is bar-bar dhigey dhaqaalihii soo geley iyo wixii baxey
  3. Jaraa'id bil-le ah oo ay soo saarto ururk
  4. ‘Codsiga mashruuca 2018 iyo .
  5. Qorshihii la fuley 2017

Shirka waxaa shir-gudoominayey Gudoomiyaha Ururka Mudane Maxamud Abdi, Agaasimaha EFASOM, Mudane Adan Maxamed Adan, iyo Farxiya Maxamed Ali oo ah Madaxa Mashaariicda Ururka EFASOM.


Kasoo qeybgalayaasha waxay si qoto dheer u falanqeeyeen
1. Qiimeynta awooda ururka, halka ay ku liidato, fursadaha aya heysato, iyo caqabadaha hor taagan (SWOT analysis)
2. Dib-u-eegis balaaran oo lagu sameeyey dastuurka ururka EFASOM

Ka qeyb-galayaashu oo dhamaantooda ahaa xubnaha EFASOM waxay soo jeediyeen:
Group Presentation Group 1 SWOT Analysis

1) Awoodaha (Strength)
a. EFASOM oo leh xubno awood leh
b. Xogta la wadaago mar waliba
c. Dhinaca wacyigelinta (horumarinta waxbarashadda)
d. Dhinaca Maamulka dhaqaalaha e. Waxay haysataa EFASOM shaqaalo xirfad u leh field education (good human resource)
f. Xubno kal duwan ayaa member ka ahoo danaynaya Waxbarashada
g. Wada shaqeyn fiican ayay la leedahay wasaaradda Waxbarashada in la shqeyn karo waqti kasta
h. Waxay ku shaqeysaa si daacad leh, xisaabtan ku salaysan i. Goboladda badankood wey garsiisaa fariinta wacyigelina Waxbarashada
j. Iney ka qeyb gali karto shirarka Caalamiga
k. Si xor ah u gudbin karto howlaheeda iyo codka bulshada rayidka ah l. Inay isku xiri karto hayadaha ku howlan Waxbarashada

2) Gaabiska (Weakness)
a. Xiriirka xubnaha oo liita
b. Dhaqaalo la’aan jirta
c. Shaqaalaha joogtada ah oo yar
d. Degmooyinka qaar oo aysan gaarin EFASOM
e. Halku dhegyo kuma dhejiso wadooyinka
f. Hal donor oo kaliya ayay ku tiirsan tahay
g. Shaqaalaha oo xadidan
h. Xafiiska oo aad u yar
i. Meel lagu shiro oo aysan heysan


3) Fursadaha (Opportunities)
a. Inay raadsan karto deeq bixiyaal
b. In la kordhiyo xubnaha
c. In lagu aamini karo mashruucyada waxbarashada
d. EFASOM waxay dhexdhexaad ka noqon karta daladdaha waxbarashada iyo dowladda
e. Waa hayada kaliya ee bixiso xaqa Waxbarashada (donor)
f. Wacyigelinta dhinaca Waxbarashada (kordhin)
g. In ay raadiso donor kale oo ku shaqo leh dhinaca waxbarashadda
h. Waxay haysataa dad aqoon leh
i. In ay bulshada ku dhexleedahay sumcad gaar ah bahda waxbarashadda

4) Caqabadaha (dhinaca amniga)
a. Fursadaha aad u yar
b. Dadka oo aan fahmin waxa loo dadaalayo
c. Mashruuca oo hakad ku yimaado
d. Maamulada goboleedyada dalka oo is bedel ku dhaca
e. Degmoyinka qaar oo an la gaarin f. Amaanka oo isbadal badal ka jiro
g. Howlaha EFASOM oo lagu xiri karo dhaqaalo
h. Dadka oo fariimaha Waxbarashada qalad u fahmo


Ka qeyb-galayaasha waxay tilmaameen in dastuurka EFASOM uu ka maqan yahay qodobadan:
1. Loogada hayada oo u baahan in wax laga bedelo, sida in lagu daro wiilal
2. Kuma qorna cinwaanada Mission, Vision, Goals, Core value
3. Waxaa ka maqan in lagu daro: Duties of board of directors, Duties of general assemblies, Organizational structure
4. In la helo Membership rules such as letter of membership or certificate, iyo warqad looga baxo xubinnimada ama lagu soo galo.

Waxaa la soo bandhigey howlihii u qabsoomey ururka sanaddan 2017 kaliya:
EFASOM ACHIEVEMENTS DURING 2017 •
  • Quarterly meeting for EFASOM members, 30 march 2017 •
  • Global action week, 23 29 April 2017, stand up for education, time to deliver in Mogadishu, Somalia, Garowe, Galkayo, Badhan, Luuq, Bossaso, Barawe, Baidoa, Adaado •
  • Girls’ education forum Galkayo, Puntland, 24 25may 2017 •
  • Quarterly meeting for EFASOM members, 11 July 2017 •
  • Education forum the right to education, 24 25 July 2017, Beledweyne, Hiran region. •
  • Forum on teacher education policy, 28 29august 2017, Mogadishu Somalia •
  • International literacy day, 8september2017, Mogadishu, Somalia •
  • Commemoration of World teacher’s day, 5 October 2017, Mogadishu Somalia •
  • Commemoration of International girl child day, 11 October 2017, Mogadishu, Somalia, to promote the right to education for girls •
  • Quarterly meeting for EFASOM members, 31 October 2017, Mogadishu, Somalia •
  • Education forum, sustainable child development particularly street children and child labour, 6 7 November 2017, Baidoa south west state –Somalia •
  • Education in emergencies forum, 8 9 November 2017 •
  • Capacity development training in education sector , 18 20 November 2017 •
  • Commemoration of Somali national teacher’s day, 21 November 2017, Mogadishu, Somalia •
  • Capacity building in education policy analysis for EFASOM members, 5 7 December 2017 •
  • Commemoration of International human rights day, the right to education, 10 December 2017


- EFASOM -




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip